We apologize, but we are currently experiencing issues with flash content on Courses and Info Modules. If you experience issues, please know we are working it and we request that you check back next week.
Title

Podcast

Body
Inclusion Matters Podcast Logo

Inclusion Matters is a podcast produced by CICC. Early childhood experts discuss a wide array of important topics for early childhood professionals.

Inclusion Matters is also available on Spotify, Overcast, Google Podcasts, and Radio Public.

Widgets

Search and Filter Tools

Topic
Language

Filtering by:

Results: Page 1 of 5
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Adaabta Ilmaha iyo Toosinta Saxan (Positive Behavior Guidance)

Adaabta Ilmaha iyo Toosinta Saxan (Positive Behavior Guidance)

Podcastigan wuxuu ka hadlaysaa Adaabta Ilmaha iyo toosinta saxan oo ah mid ku salaysan  xiriir wanaagsan oo ilmaha lala wadaago.

This podcast talks about Child Discipline and discipline based on a good relationship with the child.

(Length: 21:51)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Dismaha iyo Baraaraha Nolosha Ilmaha iyo Qoyska (Protective Factors)

Dismaha iyo Baraaraha Nolosha Ilmaha iyo Qoyska (Protective Factors)

Podcastigani wuxuu ka hadlayaa  “Protective Factors” oo ah qaab faa’iido wayn u leh dhismaha iyo baraaraha nolosha ilmaha iyo qoyska.

This podcast talks about "Protective Factors" which are a very useful way to build and nurture the life of the child and the family.

(Length: 28:25)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Fududeynta Fahamka Caafimaadka Madaxa (Demystifying Mental Health)

Fududeynta Fahamka Caafimaadka Madaxa (Demystifying Mental Health)

Dhacdadan (af Soomaaliga ah) Bureeqo Dahir, CICC Coach kaa ah, iyo martida gaarka ah Marian Hassan waxay ka wada hadlayaan muhiimadda fahamka Caafimaadka Maskaxda iyo baahida loo qabo isgaarsiinta iyo macluumaadka wadaagga mowduucan muhiimka ah.  Waxay sidoo kale sharraxaan sida Caafimaadka Maskaxda u saameeyo dhinac kasta oo nolosheena ah - shucuur, cilmi nafsi, iyo wanaag bulsho; sida aan dareemeyno, u fikirno, u dhaqanno, una xiriirno kuwa kale.

In this episode (in Somali) Bureeqo Dahir, CICC Coach, and special guest Marian Hassan discuss the importance of understanding Mental Health and the need for communication and information sharing around this important topic.  They also explain how Mental Health affects every aspect of our lives- emotional, psychological, and social well-being; how we feel, think, behave, and relate to others.

(Length: 25:42)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Waqtiyo wax lagu Baro Ilmaha Guriga (Teaching Moments with Babies at Home)

Waqtiyo wax lagu Baro Ilmaha Guriga (Teaching Moments with Babies at Home)

Podcast-kan waxaan kaga hadlaynaa sida waalidiinta/daryeelayaashu ay u bilaabi karaan inay caruurtooda wax ku baraan guriga, sida daqiiqad kasta oo ay la qaataan ubadku u tahay waqti waxbarid, waxqabadyada waalidiintu kula samayn karaan caruurtooda guriga, iyo dhammaan faa'iidooyinka korriinka ee baritaanka dhallaanka.

 In this podcast we are discussing how parents or caregivers can start educating their little ones at home, how every moment spent with a child is a teaching moment, activities parents can do with their little ones at home, and over all developmental benefits teaching babies. 

(Length: 21: 27)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Hawlaha Dibadda ee Carruurta (Outdoor Activities for children)

Hawlaha Dibadda ee Carruurta (Outdoor Activities for children)

Carruurtu waxay u baahan yihiin inay dibadda ku ciyaaraan maalin kasta, xitaa xilliga jiilaalka. U soo bixida bannaanka si ay u ordaan, u boodaan, u qayliyaan, waxay u ogolaataa carruurta inay isticmaalaan muruqyadooda waaweyn oo ay ka shaqeeyaan tamar dheeraad ah. 

(Length: 16: 43)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Muhiimadda ay Leedahay Ciyaarta (The importance of play)

Muhiimadda ay Leedahay Ciyaarta (The importance of play)

Ciyaartu waxay u ogolaataa carruurta inay isticmaalaan halabuurkooda iyagoo horumarinaya male-awaalkooda, maskaxdooda, iyo jidh ahaan, garasho iyo xoog shucuureed. Ciyaartu waxay muhiim u tahay horumarka maskaxda ee caafimaadka qaba. 

 

(Length: 14: 54)
Language:
Somali