Fahamka iyo tabaabushadda dhaqdhaqaaqyada immigration iyo khataraha la xiriira ku yeeshaan nolosha caruurta (The Impact of Recent Events on the Young Children of the Somali Community)
Wadahadalkan wuxuu ka hadlayaa saameynta ay dhaqdhaqaaqyada ICE, cabsida, iyo hadallada xun ee Soomaalida laga sheego ku yeeshaan carruurta, qoysaska, iyo bulshada Soomaaliyeed. Marian Hassan iyo Bureeqo Dahir waxay ka wada hadleen arrimahan waxayna la wadaageen siyaabaha daryeel-bixiyeyaashu u taageeri karaan carruurta marka ay jiraan waqtiyo adag. Waxay ka hadleen muhiimadda ay leedahay in carruurta loo sameeyo jadwal joogto ah, lala hadlo oo la dhageysto, la ogaado calaamadaha walbahaarka, lana caawiyo qoysaska inay helaan taageero.
This conversation discusses the impact of ICE activities and negative messages about Somalis on children, families, and the Somali community. Marian Hassan and Bureeqo Dahir talk about these concerns and share ways caregivers can support children during difficult times while also caring for their own well-being. They discuss the importance of creating routines for children, listening to them, noticing signs of stress, and helping families find support.