Podcast: Inclusion Matters
Audio file
Title
The Development of Self-Regulation and its Impact on Behavior [Sida caruurta looga dhiso isxakamaynta iyo sida ay usaamayso dabeecadaha]
Badanaa adadayga ay caruurtu muujiso waxay kamid tahay korinnimadooda. In caruurta labaro ereyada laxiriira waxa ay dareemayaan iyo iskaxamaynta waa muhiim sababta oo ah waxay baa biโisaa dabeecadaha adag caruurtana waxay bartaa sida wanaagsan oo dadka loola dhaqmo.
(Length: 11:19)Language:
Somali