We apologize, but we are currently experiencing issues with flash content on Courses and Info Modules. If you experience issues, please know we are working it and we request that you check back next week.
Podcast: Inclusion Matters
Audio file
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Challenging Behavior--Putting the Pause Button between Impulse and Action [Dabeecadaha adag: Xakamaynta damaca inta uusan cunugu ficil qaadin]

Title

Challenging Behavior--Putting the Pause Button between Impulse and Action [Dabeecadaha adag: Xakamaynta damaca inta uusan cunugu ficil qaadin]

Markii macalinka ubadka yar yar waxbara uu cunugu laficiltamo, qof guuleeysanaya majiro.  Waxaan rabnaa caruurtu in ay bartaan in ay iskood wax u qabsadaan in ay yeeshaan xilkasnimo.  Waxaa masana lagarabaa caruurtii in ay waafaqsanyihiin nadaamka kajira goobta xanaanada iyo wax barashada iyo in ay bulshada xiriir wanaagsan lasamaystaan.  Maqaalkaan wuxuu kusiinayaa xeelado aad kaga caawinaysid caruurta in ay dhanka wanaagsan wax ka abaaran.

 

Language:
Somali