We apologize, but we are currently experiencing issues with flash content on Courses and Info Modules. If you experience issues, please know we are working it and we request that you check back next week.
Podcast: Inclusion Matters
Audio file
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Muhiimadda Akhriska iyo Qoraalka Hore(The Importance of Early Literacy)

Title

Muhiimadda Akhriska iyo Qoraalka Hore(The Importance of Early Literacy)

Early Literacy waa aasaaska hore ee dhismaha akhriska iyo qoraalka. Ilmuhu waxay u baahan yihiin fursado badan oo ka dhisa aasaaska akhriska iyo qoraalka. Ilamaha akhris iyo qoraalkoodu wacan yahay wayku fiicnaadaan daruusta, wayna ku hormaraan guud ahaan waxbarasha. Waalidka ama Daryeeluhu kaalin wayn ayay ka geysan karaan dhismaha aasaaska akhrisa iyo qoraalka kaalintaas oo ah ilmaha oo si joogto ah buug loogu akhriyo, loogu sheekooyo loona siiyo fursado badan oo luqada  xageeda ah.

 Marian Hassan oo ah Tacliimiye ah sigaarana u taageerta dhismaha akhriska iyo qoraalka waxay waxnooga sheegi muhiimadda aasaaska hore ee akhriska iyo qoraalka u leeyahay ilmaha, iyo kaalinta waalidka iyo daryeelahu ka geysan karaan dhismaha aasaaska akhriska iyo qoraalka.

(Length: 19: 17)
Language:
Somali