A
Banner
Title

Search and Filter Tools

Disability Topic
Category
Language

Filtering by:

Results: Page 11 of 11
Resource Name Description Resource Type
Xaasaasiyadda Cuntada (Food Allergies) Calaamadaha iyo astaamaha xasaasiyadda cuntada ee ugu badan carruurta yaryar iyo xeelado looga hortago soo-gaadhista. Signs and symptoms of the most common food allergies in young children and strategies to prevent exposure. Tipsheet
Xeelado Kahortagaya Dabeecadaha Adag (Strategies to Prevent Challenging Behaviors) Xeeladaha soo socdaa waxay kaa caawin karaan ka hortagga dabeecadaha adag iyo sidoo kale inay si togan u taageeraan dhammaan carruurta ku jirta barnaamijkaaga, haddii ay si joogto ah u isticmaalaan dabeecadaha adag iyo haddii kale.The following strategies can help prevent challenging behaviors as well as positively support all children in your program, whether or not they consistently use challenging behaviors. Tipsheet
Xoojinta Xiriirka Aas aasiga ah ee Caruurta Lagu Hayyo Xanaanada iyo Barnaamiijta Waxbarashada (Attachment in Early Care and Education Programs) Xaashidan tilmaantu waxa ay dabooshaa sida loo sameeyo cilaaqaad tayo leh carruurtaada daryeelkaaga sababtoo ah cilaaqaadku waa udub dhexaadka horumarka iyo waxbarashada.This tip sheet covers how to establish quality relationships with the children in your care because relationships are at the core of development and learning. Tipsheet