We apologize, but we are currently experiencing issues with flash content on Courses and Info Modules. If you experience issues, please know we are working it and we request that you check back next week.
Title

Ilmaha uu haysto walaaca badan (Children Experiencing Stress)

Short Description

Sida dadka waaweyn, xoogaa culeys maskaxeed oo carruurta ah waa iska caadi—oo lagama maarmaan u ah badbaadada. Xaashidan tilmaantu waxay bixisaa macluumaad ku saabsan walwalka guud ee carruurta iyo istiraatiijiyado daryeel bixiyayaashu si ay uga caawiyaan yareynta culeyska iyo kor u qaadida dareenka wanaagsan ee carruurta oo dhan.