Children and Trauma: How Children May Respond [Caruurta iyo Walbahaarka: Sida Caruurtu ay u Fal-Celiyaan]

Cunug kasta mar un buu wuxuu dareemin  dhibaato ama fal celin katimid walbahaar uu cunugu dareemey.  Tani waa caadi waana wax la fili karo, inkasta oo mararka qaarkood astaamaha lagu garto walbahaarka aan cunuga lagu arag ilaa ay usbuucyo kasoowareegt ama bilo ay kasoo wareegto markii uu kudhacay dhibka walbahaarka cunuga ku keeney.