We apologize, but we are currently experiencing issues with flash content on Courses and Info Modules. If you experience issues, please know we are working it and we request that you check back next week.
Title

Podcast

Body
Inclusion Matters Podcast Logo

Inclusion Matters is a podcast produced by CICC. Early childhood experts discuss a wide array of important topics for early childhood professionals.

Inclusion Matters is also available on Spotify, Overcast, Google Podcasts, and Radio Public.

Widgets

Search and Filter Tools

Topic
Language

Filtering by:

Results: Page 23 of 34
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Play Issues [Arrimoh Laxirrira Ciyaarta]

Play Issues [Arrimoh Laxirrira Ciyaarta]

Maqaalkaan wuxuu talo kaasiinayaa muhiimadda ay leedahay xirfadaha ciyaarta ee kukordha ilmaha, wuxuuna maqaalkaan kusiinayaa xeelado lagu dhiiragalinayo caruur ubaahan in ay bartaan sida dadka loola ciyaaro.  Caruurtu waxaa lagayaabaa in ay layimaadaan dabeecado adag maadaama aysan weli xoogsan aqoontooda habladhaqanka bulshada oo loogabaahanyahy sida cunugu uu oo lajaanqaadi lahaa aduunka.

(Length: 8:39)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Challenging Behavior--Aggression [Dabeecadaha adag: Dagaalka/Gardarrada]

Challenging Behavior--Aggression [Dabeecadaha adag: Dagaalka/Gardarrada]

Dagaalka ama gardarrada waa dabeecad labartay oo wax lagu raadiyo.  Mararka qaarkood caruurtu dagaal iyo xumaan beey wax kaaga raadinayaan sababato oo ah wa’ay kugu dayeen wa’ayna u shaqeeysey.  Caruurta waxaa lagu caawin karaa in xumaantaan ay qaabilaan ay kubedeshaan wanaag iyo samaan ayadoo loo marayo daryeel wax ku ool ah iyo in xirfado cusub cunuga labaro.

(Length: 10:19)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

The Development of Self-Regulation and its Impact on Behavior [Sida caruurta looga dhiso isxakamaynta iyo sida ay usaamayso dabeecadaha]

The Development of Self-Regulation and its Impact on Behavior [Sida caruurta looga dhiso isxakamaynta iyo sida ay usaamayso dabeecadaha]

Badanaa adadayga ay caruurtu muujiso waxay kamid tahay korinnimadooda. In caruurta labaro ereyada laxiriira waxa ay dareemayaan iyo iskaxamaynta waa muhiim sababta oo ah waxay baa bi’isaa dabeecadaha adag caruurtana waxay bartaa sida wanaagsan oo dadka loola dhaqmo.

(Length: 11:19)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

I’m Mad, I’m Sad--Helping Children with an Emotional Vocabulary [Waan xanaaqsanahay, waan caraysnahay: Sida caruurta loo baro ereyada laxiriira waxa ay dareemayaan]

I’m Mad, I’m Sad--Helping Children with an Emotional Vocabulary [Waan xanaaqsanahay, waan caraysnahay: Sida caruurta loo baro ereyada laxiriira waxa ay dareemayaan]

Caruurta waxaa marar badan layiraahdaa “afka kahadla” si ay arintaa ugu guulaystaan waxy ubaahanyihiin in labaro ereyada dareenkooda laxiriira.  Macalimiintaan siyaabo badan ayeey caruurta ereyada ugu kobcin karaan ayagoo u aqrinaya buugta, tusaalayn siinaya iyo siyaabo kale oo kacaawin kara caruurta in ay kufiicnaadaan sida dadka looladhaqmo dabeecadaha adag nah ay kafogaadaan.

(Length: 13:41)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Inclusion--The Foundation of Our Practice: Part One [Kamidnoqoshada: Waa aasaaska shaqadeena (Qaybta koowaad)]

Inclusion--The Foundation of Our Practice: Part One [Kamidnoqoshada: Waa aasaaska shaqadeena (Qaybta koowaad)]

Waxaan si gaar ah ogabeeraan dagaynaa macluumaad ay soo saareen DEC iyo NAEYC oo ah ururo lashaqeeya caruurta.  Macluumaadkaasoo ah bayaankooda wadajirka iyo sida macluumaadkaas nooga caawinayo kobcinta kamidnoqoshoda goobta xanaanada iyo waxbarashada.  Sidoo kale, muhiimadda ay leedahay tageerada, kaqaybqaadashada iyo helitaanka fursadaha macluumaadkaan ayaa aas’aas u’ah baahida caruurta iyo shaqaalaha una ah xumin culus in lagu guulaysto kamidnoqoshada goobta wax barashada ubadka yar yar. 

(Length: 10:00)
Topics:
Inclusion
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Sensory Processing from an Occupation Therapy Lens

Sensory Processing from an Occupation Therapy Lens

In this podcast, Cindy Croft and Priscilla Weigel talk with Gina Gibson, Occupational Therapist, Fraser, Minnesota, about what sensory processing can look like in a young child and how the child care environment can support sensory needs of young children.

(Length: 9:39 minutes)