Podcast: Inclusion Matters

Inclusion Matters is a podcast produced by CICC. Early childhood experts discuss a wide array of important topics for early childhood professionals.

Topic
Language

Filtering by:

Results: Page 1 of 21
Listen

Podcast: Inclusion Matters

Minify Maximize Close

The Emotional Environment [Dareenka ama Caadifadda Bay’adda Caruurta Laguhayyo]

The Emotional Environment [Dareenka ama Caadifadda Bay’adda Caruurta Laguhayyo]

Maqaalkaan labaad wuxuu qaadaa dhigayaa dareenka iyo caadifadda jawiigga ilmaha lagu hayyo saamaynta ay ku leedahay dabeecadaha curuurta.  Qaabaynta iyo habeeynta bay’adda ilmahay lagu hayyo si ay caruurtu guul ugaaraan ayaa waxay tahay qodob muhiim ah oo tixgelin mudan.

(Length: 8:22)
Somali
Listen

Podcast: Inclusion Matters

Minify Maximize Close

The Physical Environment [Bay’adda Caruurta Laguhayyo]

The Physical Environment [Bay’adda Caruurta Laguhayyo]

Maqaalkaan wuxuu sharaxaad iyo tusaale kabixinayaa sida bay’adda cunuga lagu hayyo, qorshaha iyo jadwalka waxbarashada iyo caadada meesha kajirta, sida ay saamaynta baaxadda leh ay ugu leedahay sida caruurta ay u dhaqmayso ama dabeecadaha ubadka yaryar.

(Length: 8:19)
Somali
Listen

Podcast: Inclusion Matters

Minify Maximize Close

Play Issues [Arrimoh Laxirrira Ciyaarta]

Play Issues [Arrimoh Laxirrira Ciyaarta]

Maqaalkaan wuxuu talo kaasiinayaa muhiimadda ay leedahay xirfadaha ciyaarta ee kukordha ilmaha, wuxuuna maqaalkaan kusiinayaa xeelado lagu dhiiragalinayo caruur ubaahan in ay bartaan sida dadka loola ciyaaro.  Caruurtu waxaa lagayaabaa in ay layimaadaan dabeecado adag maadaama aysan weli xoogsan aqoontooda habladhaqanka bulshada oo loogabaahanyahy sida cunugu uu oo lajaanqaadi lahaa aduunka.

(Length: 8:39)
Somali
Listen

Podcast: Inclusion Matters

Minify Maximize Close

Challenging Behavior: Aggression [Dabeecadaha adag: Dagaalka/Gardarrada]

Challenging Behavior: Aggression [Dabeecadaha adag: Dagaalka/Gardarrada]

Dagaalka ama gardarrada waa dabeecad labartay oo wax lagu raadiyo.  Mararka qaarkood caruurtu dagaal iyo xumaan beey wax kaaga raadinayaan sababato oo ah wa’ay kugu dayeen wa’ayna u shaqeeysey.  Caruurta waxaa lagu caawin karaa in xumaantaan ay qaabilaan ay kubedeshaan wanaag iyo samaan ayadoo loo marayo daryeel wax ku ool ah iyo in xirfado cusub cunuga labaro.

(Length: 10:19)
Somali
Listen

Podcast: Inclusion Matters

Minify Maximize Close

The Development of Self-Regulation and its Impact on Behavior [Sida caruurta looga dhiso isxakamaynta iyo sida ay usaamayso dabeecadaha]

The Development of Self-Regulation and its Impact on Behavior [Sida caruurta looga dhiso isxakamaynta iyo sida ay usaamayso dabeecadaha]

Badanaa adadayga ay caruurtu muujiso waxay kamid tahay korinnimadooda. In caruurta labaro ereyada laxiriira waxa ay dareemayaan iyo iskaxamaynta waa muhiim sababta oo ah waxay baa bi’isaa dabeecadaha adag caruurtana waxay bartaa sida wanaagsan oo dadka loola dhaqmo.

(Length: 11:19)
Somali
Listen

Podcast: Inclusion Matters

Minify Maximize Close

I’m Mad, I’m Sad: Helping Children with an Emotional Vocabulary [Waan xanaaqsanahay, waan caraysnahay: Sida caruurta loo baro ereyada laxiriira waxa ay dareemayaan]

I’m Mad, I’m Sad: Helping Children with an Emotional Vocabulary [Waan xanaaqsanahay, waan caraysnahay: Sida caruurta loo baro ereyada laxiriira waxa ay dareemayaan]

Caruurta waxaa marar badan layiraahdaa “afka kahadla” si ay arintaa ugu guulaystaan waxy ubaahanyihiin in labaro ereyada dareenkooda laxiriira.  Macalimiintaan siyaabo badan ayeey caruurta ereyada ugu kobcin karaan ayagoo u aqrinaya buugta, tusaalayn siinaya iyo siyaabo kale oo kacaawin kara caruurta in ay kufiicnaadaan sida dadka looladhaqmo dabeecadaha adag nah ay kafogaadaan.

(Length: 13:41)
Somali