How Play Promotes Cognitive Development [Sida ay Ciyaartu Uhormariso Dhismaha Maskaxda]

Ciyaartu waxay siyaadisaa dhismaha iyo xirfado maskax oo kaladuwan. Markii ay caruurtu ciyaar kaqayb qaataan fursad buuxdana u helaan in ay sidey rabaan ugu mashquulaan waxa ay markaa samaynayaan, waxaa kusiyaada habab fikir sare oo qaabaysan.