We apologize, but we are currently experiencing issues with flash content on Courses and Info Modules. If you experience issues, please know we are working it and we request that you check back next week.
Title

Podcast

Body
Inclusion Matters Podcast Logo

Inclusion Matters is a podcast produced by CICC. Early childhood experts discuss a wide array of important topics for early childhood professionals.

Inclusion Matters is also available on Spotify, Overcast, Google Podcasts, and Radio Public.

Widgets

Search and Filter Tools

Filtering by:

Results: Page 2 of 5
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Routines ( the Importance of Schedule , how to implement effective scheduling. ) in Somali

Routines ( the Importance of Schedule , how to implement effective scheduling. ) in Somali

Marak dhallaanka iyo socodbaradka ay qayb ka yihiin waxqabadyada iyo caadooyinka caadiga ah ee la yaqaan, waxay la koraan xiriirka dadka ay la falgalaan waxayna helaan dareen lahaanshaha iyo isku kalsooni iyo kalsooni dheeraad ah marka hawl maalmeedkooda la saadaaliyo lana yaqaan. Jadwal maalinle ah oo joogto ah iyo nidaamyo tallaabo  tallaabo  ah ayaa carrurta siinayo maalin la saadaalin karo. Jadwalka iyo niddamka joogtada ah ee goobta daryeelk kooxda iyo gurigaba waxay caawiyaan carruurta.

(Length: 16:35)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Technology- Saamaynta tignoolajiyada, warbaahinta bulshada (caafimaadka maskaxda) iyo sida loogu isticmaalo ujeedada.

Technology- Saamaynta tignoolajiyada, warbaahinta bulshada (caafimaadka maskaxda) iyo sida loogu isticmaalo ujeedada.

  • What is Technology? (Waa maxay Tignoolajiyadu/Farsamada?)

  • Advantages and Disadvantages of Technology for Children? (Faa'iidooyinka iyo khasaarooyinka farsamada ee carruurta?) 

  • Screen Time management (Maaraynta Waqtiga Shaashada)

  • Social media and mental health in youth. (Warbaahinta bulshada iyo caafimaadka maskaxda ee dhalinyarada) 

(Length: 20: 07)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Muhiimadda Akhriska iyo Qoraalka Hore(The Importance of Early Literacy)

Muhiimadda Akhriska iyo Qoraalka Hore(The Importance of Early Literacy)

Early Literacy waa aasaaska hore ee dhismaha akhriska iyo qoraalka. Ilmuhu waxay u baahan yihiin fursado badan oo ka dhisa aasaaska akhriska iyo qoraalka. Ilamaha akhris iyo qoraalkoodu wacan yahay wayku fiicnaadaan daruusta, wayna ku hormaraan guud ahaan waxbarasha. Waalidka ama Daryeeluhu kaalin wayn ayay ka geysan karaan dhismaha aasaaska akhrisa iyo qoraalka kaalintaas oo ah ilmaha oo si joogto ah buug loogu akhriyo, loogu sheekooyo loona siiyo fursado badan oo luqada  xageeda ah.

 Marian Hassan oo ah Tacliimiye ah sigaarana u taageerta dhismaha akhriska iyo qoraalka waxay waxnooga sheegi muhiimadda aasaaska hore ee akhriska iyo qoraalka u leeyahay ilmaha, iyo kaalinta waalidka iyo daryeelahu ka geysan karaan dhismaha aasaaska akhriska iyo qoraalka.

(Length: 19: 17)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

ABUURITAANKA JAWI CIYAARTA KU FIICAN (CREATING A RICH PLAY ENVIRONMENT)

ABUURITAANKA JAWI CIYAARTA KU FIICAN (CREATING A RICH PLAY ENVIRONMENT)

Podcastigan wuxuu ku bilaaban in ciyaartu tahay ‘shaqadii caruurta’. Ilmaha oo loo diyaariyo meel amaan ah, nugul, oo daryeel fiican leh waa siyaabo loogu diyaarin kara ilmaha Jawi Ciyaarta ku Fiican  --Maxaa yeelay ciyaartu aad bay mihiim ugu tahay dhan walba oo nolosha ilmaha maadaama ciyaartu ilmuhu ku koraan, waxna ku bartaan.

In this podcast, we begin presenting play as ‘children’s work’. In those lenses, creating safe, responsive, and nurturing environments are important parts of supporting the learning and development of infants, toddlers, and preschoolers. Strategies for creating play rich environment are offered in the podcast.

(Length: 11:04)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

Caruurta leh baahiyaha gaarka ah: Isbeddelada (Children With Special Needs: Transitions)

Caruurta leh baahiyaha gaarka ah: Isbeddelada (Children With Special Needs: Transitions)

Podcastigan waxay ka hadlaysaa Caruurta u Baahan Caawimaada dheeraadka ah iyo waqtiyadaTransitions. Labadan mowduuc waa kuwo macalimiinta iyo daryeelayaashu inta badan dhib u arkaan ka hadalkood. Balse maaqaalku wuxuu ka hadlaa sida Ilmaha u baahan caawimaadda dheeraad ka ah loo caawiyo waqtiga transitionka, waqtigaas oo ah xiliga u dhexeeya waqtiga ilmuhu dhameeyaan ciyaarta ama hawl ay gacanta ku hayeen noqoto inay joojiyaan tu-kalana bilaabaana. Waxay siin daryeelaha siyaabo badan oo waqtigan looga dhigo mid u fudud ilmaha iyo daryeelahaba.

 

(Length: 11:54)
Language:
Somali
Listen
Podcast: Inclusion Matters
Minify Maximize Close

ILMAHA UU HAYSTO WALAACA BADAN (CHILDREN EXPERIENCING STRESS)

ILMAHA UU HAYSTO WALAACA BADAN (CHILDREN EXPERIENCING STRESS)

Podcastigani wuxuu ku saabsan yahay ilmaha walaaca badan hayo, iyo  waxyaabaha kala duwan oo walaaca ku keena, iyo sidii daryeeluhu joogto ugu darsi lahaa xaaladooda isla markaana u raaci lahaa qaabab dejiya waxna ka badala  guud ahaan caafimaadkood.

 

 

(Length: 15:41)
Language:
Somali